Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3 Arsenal 1 … Man City se ma loo Dhawaan Karaa Hadda? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3 Arsenal 1 … Man City se ma loo Dhawaan Karaa Hadda? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo horyaalka Ingiriiska kooxaha ugu sareeya, kooxda Manchester City ayaana weli sii

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo horyaalka Ingiriiska kooxaha ugu sareeya, kooxda Manchester City ayaana weli sii wadda bandhig ciyaareed sare tan iyo bilaabashada xili ciyaareedka cusub kaddib markii ay guul taam ah ka gaadhay dhiggeeda Arsenal.

Dhanka horyaalka Isbeyn waxaa la ciyaaray kulamo xiiso badan, kooxda Real Madrid ayaana dhabbaha guusha dib ugu soo laabatay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: