Dowladda Maraykanka oo Muwaadinintiisa Ugu Baaqay inay Somaaliya Kaso Baxaan

HomeWararka

Dowladda Maraykanka oo Muwaadinintiisa Ugu Baaqay inay Somaaliya Kaso Baxaan

Warkan Kaso baxay dowladdaDowladda Mareykanka ayaa dhammaan muwaadiiniinta kasoo jeedda dowladda Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya in ay si deg deg ug

Madaxweynihii hore Galmudug oo ka hadlay dagaalka ka socda Kismaayo
Taliska Boolisa Gobalka Bari oo Ganacsatadda Fariin u diray (Daawo)
War-Murtiyeed lagasoo saaray Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo soo xirmay

Warkan Kaso baxay dowladdaDowladda Mareykanka ayaa dhammaan muwaadiiniinta kasoo jeedda dowladda Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya in ay si deg deg uga soo baxaan Magaalada Muqd

Hadal kaso baxay Howlgalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dhamaan shaqaalaha Muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Muwaadiniinta kale inay isaga baxaan Muqdisho illaa amar dambe.

Waxaa lagu sheegay warka in ay muhiim tahay in la badbaadiyo Shaqaalaha Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya.

“Soomaaliya weli waa mid ka mid ah dalalka ugu khatarta badan adduunka. Maraykanku ma lahan safaarad laga soo bilaabo 1991 waxana uu ku baaqay ammaan” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Mareykanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: