Maamulka iyo shacabka Caluula oo bilaabay dhismaha muhiim u ah isku xirka gobolka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka iyo shacabka Caluula oo bilaabay dhismaha muhiim u ah isku xirka gobolka (dhegayso)

Shacabka magaalada Calluula ayaa maanta bilbaabay dhismaha waddo isku xiraysa waddooyinka Xaabo iyo Caloola oo go'an, howshan oo si mutadawac ah ay u

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Dowladda Liibiya oo codsatay in dalkeeda la keeno ciidamo shisheeye
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo war kasoo saaray dalab ugayimid Beesha Caalamka (Akhriso)

Shacabka magaalada Calluula ayaa maanta bilbaabay dhismaha waddo isku xiraysa waddooyinka Xaabo iyo Caloola oo go’an, howshan oo si mutadawac ah ay u bulshada u fulinayaan ayaa ka dambeysay kadib markii dhibaatooyin lagala kulmay maridda waddooyinkaasi oo gaadiidku mari karin.

Shacabka oo aan haysan agabkii dhismaha waddooyinka ayaa isticmaalaya badeello iyo agab kalle oo dhagxa lagu jabiyo, duqa magaalada Caluula Cabdulaahi Ciise Saalax ayaa Daljir uga waramay howshaasi socotoa

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: