Puntland oo lagu eedeeyay inaysan dan kalahayn Gobalka Sanaag & Somaliland oo Sanaadiq keentay (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo lagu eedeeyay inaysan dan kalahayn Gobalka Sanaag & Somaliland oo Sanaadiq keentay (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka Gobalka sanaag ,gaar ahaan magaaladda Badhan ee Xarunta Gobalka Sanaag oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in Maamu

Mukhtaar Roobow oo aan u hogaansamin go’aankii wasaaradda amniga Soomaaliya
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
“Beeldajaha Maanta la shaciyeey waan soo dhaweynaynaa”

Qaar kamid ah waxgaradka Gobalka sanaag ,gaar ahaan magaaladda Badhan ee Xarunta Gobalka Sanaag oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in Maamulka Somalialnd dhaq dhaqaaqyo ku saabsan doorashooyinka uu kawado gobalka Sanaag ,gaar ahaan Badhan.

Mid kamid ah dadka degaanka oo naga codsaday inaan magaciisa qarino sababo amaan darteed ayaa sheegay in somaliland sanaadiq codbixin ay kuso daabulayso degaanada gobalka sanaag.

Wuxuu sheegay in Puntland ay sheegato gobalka sanaag inay maamusho balse aysan u muuqan wax dadaal ah oo ay somaliland kaga difaacanayso gobalkeeda,iyado dadka degaanka qaarna diidanyihin maamulka somaliland.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: