Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun Cawad Axmed Cashara

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun Cawad Axmed Cashara

Allaha u naxariiste xalay dalka canada waa ku geeriyooday xildhibaan Hore Marxuum Cawad Axmed Cashara oo kamid ahaa Aas asayaashi Puntland ,kana so mi

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka K/Galbeed “Puntland tusaale aan ku dayano ayay noo tahay” (daawo)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Maxkamadda darajada 1-aad ee gobalka Mudug oo xukun ku riday eedaysane kufsi geeystay (Daawo)

Allaha u naxariiste xalay dalka canada waa ku geeriyooday xildhibaan Hore Marxuum Cawad Axmed Cashara oo kamid ahaa Aas asayaashi Puntland ,kana so mid noqday xildhibaanadi dowladii Cabdulaahi yuusuf.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa Tacsi u diray eheladi iyo dadki kale uu kabaxay marxuumkas,wuxuna ebbe uga baryeey inuu janadii fardowso kawarabiyo.

Akhri Warsaxafadeedka kaso baxay Xafiiska Madaxweyne Gaas

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: