Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmadda Carmo oo ka hadashay Hormarka Ururka (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmadda Carmo oo ka hadashay Hormarka Ururka (dhegayso)

Gudoomiyaha Ururka haweenka ee degmada Carmo marka magaciisa lasoo gaabiyo looyaqaan (Adno) Marwo Maryan mire oo waraysi gaar aha siisay maanta Rad

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Puntland: Hay’ada Care oo Kaamamka barakacayaasha ka fulinaysa olole nadaafadeed (Daawo)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Gudoomiyaha Ururka haweenka ee degmada Carmo marka magaciisa lasoo gaabiyo looyaqaan (Adno) Marwo Maryan mire oo waraysi gaar aha siisay maanta Radio daljir ayaa kawarantay waxqabadka Urukooda.

Waxa ay sheegtay in Ururkooda ay kashaqeeyaan arimaha Bulshada iyo uqareemida dadka dhibanayaasha ah.

Hadaba Wariye Faadumo degan daahir oo ku sugan daljir Bosaaso ayaa waraysatay

dhegayso waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: