Khudbadda Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay Waxqabadka Xukumadiisa & Amaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Khudbadda Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay Waxqabadka Xukumadiisa & Amaanka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 40 aad ee Barlamaanka Puntland ,waxaana ku sugna madasha

Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Midowga Afrika oo dalbaday in cunaqabteynta hubka laga qaado Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii 40 aad ee Barlamaanka Puntland ,waxaana ku sugna madasha Gudoomiyahasa Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ,iyo kan Puntland,

Madaxweyne Gaas ayaa ka hadlay Waxqabadka xukumadiisa dhinacyada Dhaqaalaha ,Cafimaadka,Amaanka iyo Hormarka Puntland ,isago ka shekeyeey dhowrkii sano ee ay jirtay Xukumadiisa waxyaabaha ay ku guulaystay,

dhegayso khudbada Madaxweynaha oo dhan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: