Madaxweynayaasha Somaliland iyo Khaatumo oo Heshiis Kala Saxiixday

HomeWararka

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Khaatumo oo Heshiis Kala Saxiixday

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shalay galinkii dambe heshiis rasmi ah ku k

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Booliska Gobolka Bari oo Baaritaano ku Wada Dilal Saacadihii la soo Dhaafay ka Dhacay Bosasso (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shalay galinkii dambe heshiis rasmi ah ku kala saxeexday Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobalka Saraar.

Heshiiskan ayaa waxaa uu noqonayaa mid ay ku midoobayaan Maamulada Somaliland iyo Khaatumo waxaana uu ka kooban yahay sideed qodob oo ay ka mid yihiin.

1- In la wada ilaaliyo jiritaanka iyo madax banaanida Somaliland.

2- In Dastuurka Somaliland dib u Habeyn (Wax ka badal) loogu sameeyo, si loo helo awood qeybsi ku saleysan cadaalad iyo sinaan, Si taa loo helo guddi joogto ahna arintaas loo saaro.

3- In ciidamada Hubeysan ee Khaatumo la qarameeyo oo wadanku yeesho ciidan qaran oo suga xuduudihiis.

Hoos kadaawo sawiro

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: