Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay isbitaalka guud ee Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay isbitaalka guud ee Qardho (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka dhagaxdhigay qayb cusub oo lagu soo kordhinayo isbitaalka guud ee magaalada Qardho. Maamulka gobolka, degmada iyo dadwayne ayaa kusoo dhoweeyey Qardho, waxaana uu sheegay dowladda inay horay mashaariic uga waday magaalada Qardho ayna sii socon doonaan. Hoos kadhegayso Maxamuud Fantastic http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e9fea5080100d0bde08593/Warbixinta+Sodhowaynta+Madaxwaynaha+pl+gaas+20_10_2017+by+fantastic.mp3

Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyeey Furitaanka Kalfadhiga 46 aad Barlamaanka Puntland (Daawo)
Wacaal Darey ah: Madaxtooyada Puntland oo Isugu yeertay Suxufiyiinta.
Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka dhagaxdhigay qayb cusub oo lagu soo kordhinayo isbitaalka guud ee magaalada Qardho.

Maamulka gobolka, degmada iyo dadwayne ayaa kusoo dhoweeyey Qardho, waxaana uu sheegay dowladda inay horay mashaariic uga waday magaalada Qardho ayna sii socon doonaan.

Hoos kadhegayso Maxamuud Fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: