Madaxweyne Farmaajo oo isugu yeeraya Xildhibaanada Labadda Aqal

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo isugu yeeraya Xildhibaanada Labadda Aqal

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa warqad codsi ah udiray Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya C/Xaashi C/llaa

Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhusamareeb

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa warqad codsi ah udiray Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya C/Xaashi C/llaahi iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Warqadan oo ku taariikheysan maanta ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha dalbanayo in la qabto kulan degdeg ah oo ay isugu imanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya 21-ka Bishan oo ku aadan Sabtida soo socota.

Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in Xildhibaanada uu ujeediyay qudbad dheer oo uu kaga hadlayo dareenka Shacabka ee Banaanbixii shalay kaga muujiyeen dadkii lagu laayay Zoobe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: