Jaamacadda Bariga Africa oo Soo dhaweyn u samaysay Ardayda Sanad Jamacadeedka 2017-2018 (dhegayso)

HomeWararka

Jaamacadda Bariga Africa oo Soo dhaweyn u samaysay Ardayda Sanad Jamacadeedka 2017-2018 (dhegayso)

Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Boosaaso ayaa kulan soo dhawqayn ah maanta usamaysay ardayda sankan 2017 -2018 ku soobiirtay jaamacada halka dhanka kalena isla jaamacada lagu qabtay kulan loogu baroor diiqaayay dhaqaalena loogu uruurinaayay dadkii ku dhaawacmay qarixi isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaaso Kasoo jeedinaya Warbixintan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e7641a030100c058448cd4/Warbixinta+Soodhawaynta+ardaydaka+ku+biirtay+jaamacada+bariga+Afrika+Heykal+.mp3

BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan?
Ciidamadda dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho
Banaanbax kadhan ah Maamulka Somaliland oo kadhacay Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Boosaaso ayaa kulan soo dhawqayn ah maanta usamaysay ardayda sankan 2017 -2018 ku soobiirtay jaamacada halka dhanka kalena isla jaamacada lagu qabtay kulan loogu baroor diiqaayay dhaqaalena loogu uruurinaayay dadkii ku dhaawacmay qarixi isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaaso Kasoo jeedinaya Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: