Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa ku sugan goobta gurmadka deg deg ah iyo dadka la wayeey ayaa kajawabayeey taleefanada ay so wa

Xulashada Daljir & Khadar Cawl Daljir Buuhoodle (dhegayso)
STIMSOM: Ashabaab Yuraaniyam ay Iran ka Iibiso ma Qodi Kadho
GOLDOGOB: Shirka Nabadeynta Beelaha Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa ku sugan goobta gurmadka deg deg ah iyo dadka la wayeey ayaa kajawabayeey taleefanada ay so wacayaan dadka ay kamaqanyihiin eheladooda ,isla markaana ku sugnaa isgooyska zoobe.

Madaxweynaha ayaa ka qabanaya taleefanada dadka shacabka ah ,isago waydinaya qofka ay waysanyihiin magaciisa iyo goortii ugu wardamabaysay iyo halkii uu joogay.

Daawo Madaxweynaha oo qabanaya Taleefanadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: