Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Dawladda Puntland.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15, 2

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)
ARDAA: Xalqaddii 40aad ee Taxanayaasha ARDAA iyo Wareejinta Dekedda Bossaso (dhegayso)

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15, 2017, Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo.

Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta taliyaha ciidanka Madaxtooyada.

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa G/le Xasan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: