Qarax wayn oo kadhacay magaalada Muqdisho

HomeWararka

Qarax wayn oo kadhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoogan oo gaystay khasaare kale duwan ayaa galabta kadhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo loo adeegsaday gaari nooca wayn ee xamuulka qaada. Q

WAXA UU MAGAALO U YIMI IN UU OOKIYAALE XIRTO LAAKIIN MARKII DAMBE WAXA UU ASAASAY MAGAALO (daawo)
TULIGUULEED, DDS: Talaalka Covid-19 oo Degmada ka bilowday (daawo)
Waxgaradka Gaalkacyo oo ka cabanaya maamulka degmadda (Daawo)

Qarax xoogan oo gaystay khasaare kale duwan ayaa galabta kadhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo loo adeegsaday gaari nooca wayn ee xamuulka qaada.

Qaraxa ayaan ilaa iyo hadda la ogaan karin khasaarihiisa, balse baaxadda qaraxa ayaa laga dareemayaa goobta uu kadhacay oo ahayd isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho oo saaran wadada KM5, waxaana goobta ku yaala goobo ganacsi oo hotelo ay ka mid yihiin, waana meel ay ku badanyihiin shacabka.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho, iyadoona uuro madow ay cirka qarisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: