Madaxweyne ku Xigeenka Hiirshabeele oo Shacabka Jowhar u diray Fariin (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne ku Xigeenka Hiirshabeele oo Shacabka Jowhar u diray Fariin (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo shalay gelinkii dambe dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ayaa dardaaran u jeediya

Ra’iisul Wasaare Khayre,”Munsaabadda Ciidu Waxay Midaynaysaa Shacabka Soomaaliyeed”
Nabadoon si kulul uga hadlay Dagaalka Kismaayo ka socda (Daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo shalay gelinkii dambe dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ayaa dardaaran u jeediyay Shacabka ku nool deegaanada Maamulkaas.

Waxa uu sheegay in Shacabka Jowhar iyo Guud ahaan Hir-Shabeelle ay waqti badan ku bixiyeen sidii ay uga hortegi lahaayeen fatahaad laga cabsi qabay in uu sameeyo Wabiga Shabeelle.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: