Siyaasi Cabdi Abshir oo kasoo Horjeestay Madashii lagu dhisay Kismaayo (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdi Abshir oo kasoo Horjeestay Madashii lagu dhisay Kismaayo (dhegayso)

Siyaasi Cabdi Abshir oo mar kamid ahaa xildhibaanadii Barlamaanka federaalka somaaliya oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa kasoo horjeestay madashi shalay lagu dhisay kismaayo iyo qodobadi kaso baxay shirkii kismaayo, Siyaasigan ayaa sheegay in madaxda Maamuladda dalka ay carqalad ku wadaan Dowladda Federaalka Somaaliya ,isago sheegay inay duminayaan dowladda shacabku ay jecelyihiin. dhegayso Waraysiga http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59df254e0401000bc88bf279/Waraysi+siyaasi+Cabdi+abshir+.mp3

Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay gobalka Galgaduud
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne xasan Sheekh oo magacaabay Saddex lataliye

Siyaasi Cabdi Abshir oo mar kamid ahaa xildhibaanadii Barlamaanka federaalka somaaliya oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa kasoo horjeestay madashi shalay lagu dhisay kismaayo iyo qodobadi kaso baxay shirkii kismaayo,

Siyaasigan ayaa sheegay in madaxda Maamuladda dalka ay carqalad ku wadaan Dowladda Federaalka Somaaliya ,isago sheegay inay duminayaan dowladda shacabku ay jecelyihiin.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: