Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: 3 Real Madrid Qaado oo Harry Kane Keen! (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: 3 Real Madrid Qaado oo Harry Kane Keen! (dhegayso)

Ciyaaryahan Ozil ayaa Arsenal ka dalbaday in mushaarka loo badiyo si uu kooxda ugu sii ciyaaro, balse taasi waxay noqotay mid faashil ku dhamaata.

Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)
Kooxda Gobolka Bari waa Horyaalka Puntland (dhegayso)
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Ciyaaryahan Ozil ayaa Arsenal ka dalbaday in mushaarka loo badiyo si uu kooxda ugu sii ciyaaro, balse taasi waxay noqotay mid faashil ku dhamaata.

3 ciyaartooy ee kooxda Real Madrid ee kala ah Gareth Bale, Luka Modric, iyo Karim Benzema ayey ku badalanayaan Harry Kane oo u ciyaara Tottenham.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: