Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland oo Shaqadiisi Dib loogu Celiyeey (Akhri)

HomeWararka

Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland oo Shaqadiisi Dib loogu Celiyeey (Akhri)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib shaqadiisi ugu fasaxay Taliyihii ciidanka Booliska Puntland Gen Cabdulqaadir Shire Faarax Erag ,kaas oo horey madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey shaqo joojin ugu sameyeey. Hoos ka Akhri Warqada Kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | MAXAMED IBRAAHIM GEELLE | DALJIR GAROWE
Maxkamada Darajada 1aad ee gobolka Bari oo xukun ku riday Odayaal lagu hayay xabsiga Boosaaso (daawo)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib shaqadiisi ugu fasaxay Taliyihii ciidanka Booliska Puntland Gen Cabdulqaadir Shire Faarax Erag ,kaas oo horey madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey shaqo joojin ugu sameyeey.

Hoos ka Akhri Warqada Kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: