Xoghayaha Dawlada hoose ee garoowe cabdi qafaar cabdiraxmana sheikh axmed ayaa saaka daahfuray lambarinta xaafaddda Horseed garoowe oo hadda ay soo ga
Xoghayaha Dawlada hoose ee garoowe cabdi qafaar cabdiraxmana sheikh axmed ayaa saaka daahfuray lambarinta xaafaddda Horseed garoowe oo hadda ay soo gartay lambrinta guryaha oo garooowe muddo ka soctay .
Cabdi qafaar ayaa sheegay inay hada u harsan tahay hal xaafad ooo kaliya mar uu radio daljir u waramay daahfurka lambrinta xaafada horseed ka dib wuxu xusay kana dhawaajiyay faaidooyinka aay leedahay in xaafada lambaro lagu kala garto guryaha loo sameeyo iyo sida y ugu fududahay dawlada hoose inay dakhliga canshuurta ka qaado guryaha magaaladda .
dhegayso codka Cabdiqafaar
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d3489e010100b29f940ae7/Xohayaha+Dawlada+Hoose+ee+garoowe+Cabdi+qafaar+Cabdiraxmana+.MP3Gaa
COMMENTS