Maamulka Gobalka Hiraan oo Raashin u Qaybiyeey Dadkii Abaartu saamaysay (dhegayso)

Maamulka Gobalka Hiraan oo Raashin u Qaybiyeey Dadkii Abaartu saamaysay (dhegayso)

Maamulka degmadda Baladweyne ee gobalka Hiraan ayaa maanta raashin u qaybiyeey qoysaas farabadan oo reer guura ah kuwaas oo kamid ahaa dadkii abaarta ay kaga dhamaatay xooloohoodi.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Arimaha Bulshadda gobalka Hiraan Sheikh Bashiir Cismaan Cali oo waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay maanta wadaan qaybinta raashin kayimid dalka turkiga ,kaas oo lagu tala galay dadka abaaruhu sameyeen ee ku sugan gobalka Hiraan.

dhegayso waraysiga Gudoomiyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com