Taliyihii Ciidanka Garoonka Gaalkacyo oo Lagu Aasay Magaladdaas (dhegayso)

HomeWararka

Taliyihii Ciidanka Garoonka Gaalkacyo oo Lagu Aasay Magaladdaas (dhegayso)

Magaalada Galkacyo waxaa maanta aas loogu sameyay Allah ha u naxaristee Taliyihii Garoonka diyaradaha Magalada Galkacyo cabdisalan sanyare iyo hal as

Joe Biden: ”Trump ceeb ayay ku tahay inuu Soomaalida argagixiso ku tilmaamo”
Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed oo Hambalyo udiray madaxweyne Axmed Madoobe
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka

Magaalada Galkacyo waxaa maanta aas loogu sameyay Allah ha u naxaristee Taliyihii Garoonka diyaradaha Magalada Galkacyo cabdisalan sanyare iyo hal askari oo shalay ku dhintaya magalada Galkacyo ,kadib markii uu rasaas ku furay Askari kale.

Aaska ayaa waxaa kasoo qaybgalay mamulka Gobolka qaybaha kala duwan bulshadda masuuliyin katirsan dowladda Puntland iyo dhaqanka oo uu hogaaminayey islaan bashir islaan cabdulle.

Dilka ayaa yimid kadib markii mid kamid cidaanka uu rasas ku furay Taliyha iyo qarkamid cidaanka eeraboorka magalada Galkacyo ninkaan dilka Gaystay oo isna kamid ahaa ciidanka.

Dhegayso Hadalkii laga jeediyeey Aaska

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: