Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda Werarkii Las Vegas

HomeWararka

Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda Werarkii Las Vegas

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii ka dhacay magaalada Las vegas ee Dalka Mareykanka,halkaas oo ay ku dhinteen 60 Qof 500 oo kalena

Aragtida Siyaasiyiinta ee Go’aankii Baarlamaanka Puntland (dhegayso)
Saraakiil loo xirxiray dilkii madaxweynihii dalka Haiti
Bulshada Minneapolis oo Daljir la hadlay kadib Salaada Ciidul Adxa

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii ka dhacay magaalada Las vegas ee Dalka Mareykanka,halkaas oo ay ku dhinteen 60 Qof 500 oo kalena lagu dhaawacay.

Daacish waxaa ay sheegatayu in Askari ka tirsan Dowladda Islaamka oo bilo ka hor diinta Islaamka qaatay uu fuliyay weerarkaas,waxaanaay ku baahiyeen Website-ka kooxda ee laa yaqaan AMAQ.

FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in Ninka weerarka geystay uusan wax xiriir ah la lahayn Argagixiso Caalami ah,waxaana ay sheegeen in ay wadaan baaritaan la xiriira sababta ku dhalisay in uu weerarkaas geysto.

Ninka weerarka geystay walaalkii oo lagu magacaabo Eric Paddock,ayaa u sheegay FBI-da in walaalkiis uusan wax xiriir ah la lahayn koox diimeed,ama Ururro kale islamarkaana qoyskooda ay la yaabeen waxa dhacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: