Hooyo iyo saddex gabadhood ay dhashay oo ka qalin jabiyay hal Jaamacadd (dhegayso)

HomeWararka

Hooyo iyo saddex gabadhood ay dhashay oo ka qalin jabiyay hal Jaamacadd (dhegayso)

Faadumo faarax Xirsi waxaa ay ka mitahay haweenka soomaaliyeed ee dhanka waxbarashada horumarka ka sameeyay ,waxaana ay sanad ka hor ka qalin jabisay

RW khayre oo xalay kormeeray Cisbitaalka Ciidanka Xogga dalka.(Daawo)
Boosaaso: Oday Siciid: “Guul keeni maayo Isaaq ee Maantu God isku ridday Hilibkoodana Waraabaha..
Wasiir Abdi Farah Juxa: “Cidkasta oo Villa Somalia tagta ayaa jidboota”

Faadumo faarax Xirsi waxaa ay ka mitahay haweenka soomaaliyeed ee dhanka waxbarashada horumarka ka sameeyay ,waxaana ay sanad ka hor ka qalin jabisay jaamacaddaha Puntland .

Saddex gabdhood oo ay dhashay faadumo ayaa mar kale sanadkaan ka qalin jabiyay isla jaamacadii ay hooyadood ka baxday sanadkii hore ,waxaana mid kamid ah gabdhaas ay kaalinta koowaad u gashay Jaamacadda Bariga afrika oo dhan.

Faaduma Faarax Xirsi ayaa iiga warrantay dareenka ku xeeran nafteeda maadama ay gaartay himilooyin ay muddo dheer sugaysay .

Axmed Sheekeeye ayaa warraystay Faadumo Faarax isagoona ugu horrayn weydiiyay waxaa ay u noqon karto bulashada tilaabada ay qaadeen iyada iyo carruurteeda.

dhegayso waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: