HomeUncategorized

M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole oo furay tartanka ciyaaraha gobollada, una mahadceliyey xiriirka kubadda cagta.

Garowe, Dec 15 – Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliya ayaa maanta si habsami leh uga furmay garoonka Mire Awaare, Garowe. 15 ka mid ah 18-ka gobol ee Somaliya ayaa ciyaaraha ka qayb galaya, iyada oo xulalka gobolladu ay ku dhan yihiin magaalada Garowe … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Cali Salaad oo ka badbaaday qarax, iyo bileyska oo falkaasi u qabtay labo nin.
Ciidamada badda ee dowladda Puntland oo mashruuc waxbarsho ka hirgaliyay deegaanka Bendersiyaada ee duleedka Boosaso
Madaxweynaha Somalia oo Baaq u Diray Ciidamada Dowladda

Garowe, Dec 15 – Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliya ayaa maanta si habsami leh uga furmay garoonka Mire Awaare, Garowe. 15 ka mid ah 18-ka gobol ee Somaliya ayaa ciyaaraha ka qayb galaya, iyada oo xulalka gobolladu ay ku dhan yihiin magaalada Garowe …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: