Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray Suuriya

HomeWararka

Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray Suuriya

Madaxwaynayaasha dalalka Ruushka iyo Mareykanka ayaa gaaray heshiis ku aadan xaaladda cakiran ee wadanka Suuriya ka taagan. Labada madaxwayne ayaa

Xulashada Daljir & Maxamed Cabdi Maxamed iyo Daljir (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir , Daljir Bossaso (dhegayso)
Itoobiya waxa ay leedahay 19% | Ethiopia Owns 19% Stake in DP World Berbera Port (Media Release)

Madaxwaynayaasha dalalka Ruushka iyo Mareykanka ayaa gaaray heshiis ku aadan xaaladda cakiran ee wadanka Suuriya ka taagan.

Labada madaxwayne ayaa kadib kulan ay yeesheen waxaa ay ku sheegeen inay isku afgarteen dhismaha goob ka caagan dagaalada oo laga hirgaliyo wadanka Suuriya, si’ ay qayb uga noqoto xasilinta dalka oo dhan.

Madaxwaynayaasha ayaa isku afgartay inay goobtaasi ay noqoto gobolka Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya.

Dowladda Turkiga ayaa sidoo kalle qayb ka ah qorshahan sidii loo hirgalin lahaa.

Wadanka Suuriya ayaa inka badan shan sano waxaa kasocda dagaalo ay ku barakaceen malaayiin qof.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: