RW Khayre oo Muqdisho ku Laabtay Kana Warbixiyeey Shirkii uu Kaga Qayb Galay Newyork (dhegayso)

RW Khayre oo Muqdisho ku Laabtay Kana Warbixiyeey Shirkii uu Kaga Qayb Galay Newyork (dhegayso)

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa marka hore ka sheekeeyay shirarkii uu uga qeyb galay Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka iyo taageerada Caalamka.

Waxa uu sheegay in Soomaaliy ay ka gudubtay xiligaa laga ordi jiray haatane ay taagan tahay in loo soo cararo isla markaana dadka Soomaaliyeed ay heestaan waqti y uga faa’iidestaan

Waxa uu shegay in Caalamku uu diyaar u yahay in Soomaliya uu ka caawiyo dhinacyada ammaanka iyo waliba Gurmadyo kala duwan oo la siinayo.

dhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com