Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Akhri)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Akhri)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf isla markaana xildhibaano katirsan Galmudug shegeen inay xilkii ka xayuubiyeen ayaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Galgaduud. Kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xaaf ayaa waxaa gudoomiye loogu Magacaabay Nuur Axmed Xasan oo loo yaqaano (Nuur Dheere) Hoos ka akhriso Warqada Magacaabida

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos (dhegayso)
Qaramada Midoobay oo jawaab ka dalbatay Itoobiya
Guddoomiyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo baydhabo tagay (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf isla markaana xildhibaano katirsan Galmudug shegeen inay xilkii ka xayuubiyeen ayaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Galgaduud.

Kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xaaf ayaa waxaa gudoomiye loogu Magacaabay Nuur Axmed Xasan oo loo yaqaano (Nuur Dheere)

Hoos ka akhriso Warqada Magacaabida

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: