RW Khayre oo Muqdisho ku Laabtay Kana Warbixiyeey Shirkii uu Kaga Qayb Galay Newyork (dhegayso)

HomeWararka

RW Khayre oo Muqdisho ku Laabtay Kana Warbixiyeey Shirkii uu Kaga Qayb Galay Newyork (dhegayso)

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa marka hore ka sheekeeyay shirarkii uu uga qeyb galay Magaal

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay waqtiga uu xilka ka dagayo
Korneyl Tuur: “Jab xooggan ayaa garay SNM,Maantana Waa Maalin Farxadeed”

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa marka hore ka sheekeeyay shirarkii uu uga qeyb galay Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka iyo taageerada Caalamka.

Waxa uu sheegay in Soomaaliy ay ka gudubtay xiligaa laga ordi jiray haatane ay taagan tahay in loo soo cararo isla markaana dadka Soomaaliyeed ay heestaan waqti y uga faa’iidestaan

Waxa uu shegay in Caalamku uu diyaar u yahay in Soomaliya uu ka caawiyo dhinacyada ammaanka iyo waliba Gurmadyo kala duwan oo la siinayo.

dhegayso codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: