HomeUncategorized

30 arday oo ka baxay dugsiyada sare ee Puntland oo waxbarasho jaamacadeed ugu socdaalay Sudan.

Garowe, Dec 05 - Xaflad lagu sagootiyey 30 arday oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gobollada Puntland, waxbarasho jaamacadeedna ka helay dalka Sud

Dawladda Kenya oo wadda qorshe shir weyne la xiriira ka hortagga burcad-badeedda, bilawga sannaddka cusub ee 2012-ka.
DEG DEG Xarunta hayda CID-da ee magaalada Muqdisho oo laweeraray.
Shirkii golaha ammaanka oo la soo xiray; shir ka dhici doona Muqdisho iyo Mahiga oo la siiyay kalsooni dheeraad ah

Garowe, Dec 05 – Xaflad lagu sagootiyey 30 arday oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gobollada Puntland, waxbarasho jaamacadeedna ka helay dalka Sudan ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada waxbarashada. Wasiirka waxbarashada ee Puntland Cabdi Faarax Juxa oo la hadlay ardayda ayaa kula dardaarmay in ay gutaan waajibaadka waxbarasho, dhawraan dhaqankooda iyo kan bulshada martigalisay, ayna ogaadaan xilka saaran iyo baahida bulsho ee dad leh waxbarasho sare.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: