Agaasime Ku Xigeenka Hay’adda Daryeelka Bulshadda Puntland oo Daljir Uga Warbixiyeey Waxqabadkooda (dhegayso)

HomeWararka

Agaasime Ku Xigeenka Hay’adda Daryeelka Bulshadda Puntland oo Daljir Uga Warbixiyeey Waxqabadkooda (dhegayso)

Agaasime ku xigeenka Hay 'ada Daryeelka Bulshada Puntland shucayb siciid maxamuud oo malimihii lasoo dhafaay safar shaqo ku joogay Gobolka mudug ayaa

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ismaaciil Shire Jaamac Buraale: Filashada waxqabasho ee Madaxweynaha daljoogta ah Deni iyo xasuusta Gaas (dhegayso)
MUQDISHO: beesha Absuge oo ka hortimid maamuus ka xayuubintii la sheegey in lagu sameeyey suldaanka beesha Wacaysle

Agaasime ku xigeenka Hay ‘ada Daryeelka Bulshada Puntland shucayb siciid maxamuud oo malimihii lasoo dhafaay safar shaqo ku joogay Gobolka mudug ayaa ka hadlay shaqooyinka ay Hay,adu ka wado Magaalada Galkacyo iyo dhamaanba Gobolka Mudug.

Shucayb ayaa sheegay inay Hay’adu qabato shaqooyin baddan oo ay kamid tahay daryeelida Agoonta iyo daryeelida dadka naafadda ah ,wuxuna sheegay inay Hay’ado kale ay kala shaqeeyan Arimahan .

Dhegayso Codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: