HomeUncategorized

Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka xog warramay waftiga ka socda Puntland ee ku sugan Buuhoodle, Cayn.

Buuhoodle, Nov 25 – Eng. Maxamed Faarax Adam ayaa ka waramay halka ay marayaan dedaalada nabadeed ee lagu dhex dhexaadinayo 2 ardaa oo oodwadaag ah oo dagaal ku dhex maray deegaanka Kalshaale ee gobolka Cayn. Eng. Faarax waxaa uu sheegay in shir nabadeed uu ka furmay deegaanka … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

M/weyne ku xigeen Puntland oo amar ku bixiyey in la banneeyo xeryaha dawlada ee magaalada Galkacyo. [Akhris …]
Madaxda Puntland iyo waxgaradka Caluula & Baargaal oo kulan ku yeeshay Boosaaso.
?Dhacdo layaab iyo fajac leh ayay nagu noqotey markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Britian oo shaley kusoo xirtey Laas qorey? Askar, wasiirka warfaafinta ee Puntland.

Buuhoodle, Nov 25 – Eng. Maxamed Faarax Adam ayaa ka waramay halka ay marayaan dedaalada nabadeed ee lagu dhex dhexaadinayo 2 ardaa oo oodwadaag ah oo dagaal ku dhex maray deegaanka Kalshaale ee gobolka Cayn. Eng. Faarax waxaa uu sheegay in shir nabadeed uu ka furmay deegaanka …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: