Urur Siyasadeedka Umadda oo Looga Dhawaaqay Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Urur Siyasadeedka Umadda oo Looga Dhawaaqay Garowe (dhegayso)

Urrur siyaasadeedka Ummadda ayaa noqday urrurkii ugu horreyay ee si rasmi ah ugu dhawaaqa inuu doonayo inuu ka mid noqdo Axsaabta siyaasadda Puntland

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 18aad
Wacaal Daray ah: Qarax Hadda ka Dhacay Xamar, Aagga Dekedda (dhegayso)
Daawo: Iyadoo maanta ay ku beegan tahayXuska Maalinta Caruurta Africa ayaa bulshada ku dhaqan jigjiga waxay ka hadleen dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircoonigu

Urrur siyaasadeedka Ummadda ayaa noqday urrurkii ugu horreyay ee si rasmi ah ugu dhawaaqa inuu doonayo inuu ka mid noqdo Axsaabta siyaasadda Puntland ee lagu waddo inay Puntland ka taaba qaadaan muddooyinka soo socda , Ayaa Garowe lagaga dhawaaqay.

Munaasabad lagu shaacinayeey ururkas waxaa ka qayb Galay masuuliyiin iyo Madax kala duwan ,kuwaas oo hadalo kasoo jeediyeey ay ku tageerayaan Ururkan Cusub.

Axmed Sheekeye Ayaa Warbixintan inooga diyaariyeey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: