RW Xasan Cali Khayre oo Xalay La Kulmay Jaaliyadda Somaliyeed ee Waqooyiga Ameerika (dhegayso)

HomeWararka

RW Xasan Cali Khayre oo Xalay La Kulmay Jaaliyadda Somaliyeed ee Waqooyiga Ameerika (dhegayso)

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya ayaa xalay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika kula hadlay gobolka Virginia

(Sawiro) Musharaxiinta madaxwaynaha oo khudbadaha laga dhagaysanayo
MAAMULKA DEEGAAN SOOMAALIDA OO JOOJIYAY DHUL AY SI SHARCIDARO AH DOONEYN IN AY ULA WAREEGAAN ORAMADA
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada dhahar (Daawo)

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya ayaa xalay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika kula hadlay gobolka Virginia ee dalka Mareykanka.

Mudane Khayre ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay mudadii ay jirtay Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Xukuumadda uu Ra’iisul Wasaaraha ka yahay, arrimaha amniga, dib u dhiska dalka iyo arrimo kale oo fara badan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka wuxuu kala hadlay arragtida waxyaabaha ay jeclaan lahaayeen in Dowladda ay ku biiriyaan, si loo gaaro hormaro iyo hiigsi cusub.

Dhinaca kale Mudane Khayre ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika ayuu ugu baaqay in looga baahan yahay in ay gacan ka geystaan dib u dhiska dalka, Dowladda dhankeedana aysan ka jiifan doonin wax u qabashada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Dhegayso Codka RW Khayre

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: