Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud Xirirka Jaaliyaddaha (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud Xirirka Jaaliyaddaha (Akhriso)

Digreeto kasoo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr.111 September 24 2017, la

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynaha dooran ee dalka Kenya?
XARFO: Siyaasi Cabdullaahi Faarax Bayle Takarooni ayaa si adag uga Hadlay In uu Waayo Xildhibaan

Digreeto kasoo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr.111 September 24 2017, lagu magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la magcaabo Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Kartidiisa iyo waaya aragnimadiisa shawo.

Wuxuu Xeeriyey:
1. Waxaa Xabiib Abshir Faarax loo Magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: