Taliska Cusub ee Qeybta Gobalka Nugaal oo Daljir Uga Waramay Amaanka Caasimadda (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Cusub ee Qeybta Gobalka Nugaal oo Daljir Uga Waramay Amaanka Caasimadda (dhegayso)

Taliyaha Cusub ee Qeybta Gobalka Nugaal Gashanle Faarax Warsame Daad oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaaladda Amaan ee Garowe ,iyado m

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maxaad ka ogtahay halista cudurka Ebola? (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Taliyaha Cusub ee Qeybta Gobalka Nugaal Gashanle Faarax Warsame Daad oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaaladda Amaan ee Garowe ,iyado maalmihi ugu dambeyeey ay so badanayeen dhalinyarada falalka amni xumo ka geysanayeey Garowe.

Taliyaha ayaa sheegay maadama ay cusubyihin inay bilaabayan qorshayaal amaanka lagu xaqiijinayo ,isago sheegay inay ciidamadu bilaabi donaan howlgalo lagula dagalamayo dhalinyarada xiliyadda habeenkii ah dadka shacabka ah ka furanaya moobeladda gacanta,

Taliye Faarax ayaa sido kale Fariin u diray waalidinta dhalay dhalinyarada iyo shacabka ,isago walidinka ugu baaqay inay ogadaan ilmahooda sido kalena xabsi an ahayn Garowe lagu xiri doono qofki lagu qabto amni daro.

Maxamed Laki man ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: