Horjoogayaasha Kamamka Garowe oo ka Hadlay Baahiyaha Dadka Barakacayaasha ah

Horjoogayaasha Kamamka Garowe oo ka Hadlay Baahiyaha Dadka Barakacayaasha ah

Gudoomiyaha Kaamka Ajuuran ee Magaalaadda Garowe Amino Maxamed oo Maanta nagu soo booqatay Xarunta Daljir Garowe ayaa ka hadashay Baahiyo ay qabaan haday yihiin dadka kunool kamkaas,

Amiino ayaa ugu baaqday shacabka Puntland iyo jaaliyadaha inay il gaar ah ku eegan dadka kunool kamkaas oo xalad lasi daristay,waxayna baaq u dirtay Dowladda Puntland.

dhegayso codka Aamino

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com