R’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay  Xoghayaha guud ee QM

HomeWararka

R’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Xoghayaha guud ee QM

Xasan Cali Kheyre oo wali ku sugan Magaalada New York ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres. Waxaa uu sheegay in ay ka wadahadleen s

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhaawo)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya oo dowladda Kuwait kala hadlaya suuq gaynta beeraha dalka

Xasan Cali Kheyre oo wali ku sugan Magaalada New York ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres.

Waxaa uu sheegay in ay ka wadahadleen sidii Qaramada Midoobey ay usii xoojin la aheyd taageeradda ay siiso Soomaaliya.

Qodobadda ay sidoo kale falanqeeyeen ayaa waxaa ka mid ah sida wax looga qabankaro Abaaraha ka jira Soomaaliya.

“Waxaan kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres, waxaan labada dhinac ka wada hadalnay howlaha UN-ka Soomaaliya ka hayaan iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha QM ee wadanka ka howlgala iyo Dowlada Federaalka hay’adaheeda kala duwan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: