HomeUncategorized

Axmed Adam, xubin ka mid ah guddiga dastuurka oo akhriyey, tafaasiilna ka bixiyey qodobo ka mid ah dastuurka cusub ee Somaliya.

Garowe, Aug 29 – Qabyo qoraalka dastuurka cusub ee SOmaliya ayaa maanta loo soo bandhigay shacabka magaalada Garowe. Axmed A. C/raxmaan oo ka mid ah xubnihii ka hadlay munaasabada lagu soo bandhigay dastuurka cusub ee Somaliya ayaa akhriyey qodobo ka mid ah dastuurka. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 04 – April – 2016 – Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Garowe
Duqa cusub ee magaalada Galkacyo oo xilkii la wareegey, iyo kii hore oo la dardaarmay. [Dhegaysi …]
DHEGEYSO-Duqa degmada Galkacyo oo ka warbixiyey xaaladda magaalada.

Garowe, Aug 29 – Qabyo qoraalka dastuurka cusub ee SOmaliya ayaa maanta loo soo bandhigay shacabka magaalada Garowe. Axmed A. C/raxmaan oo ka mid ah xubnihii ka hadlay munaasabada lagu soo bandhigay dastuurka cusub ee Somaliya ayaa akhriyey qodobo ka mid ah dastuurka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: