ARDAA: Xalqadii 39aad iyo Qaybtii 2aad ee Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA: Xalqadii 39aad iyo Qaybtii 2aad ee Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 38 ad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. Asbuucaan waxaan ugu warbixinaynaa waaxda Tayodhowrka Puntland ee shaqadeedu tahay hubinta badeecooyinka iyo daawooyinka yimaada Puntland iyo waliba kuwa la dhoofiyo. Waa qaybtii labaad ee warbixinta ARDAA. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59c073a7090100fe2d0a7e07/ARDAA2_039.mp3

Kulanka Haweenka – Taxanaha 16aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 53aad: Muranka siyaasadeed ee Kenya & Soomaaliya (dhegayso)
ARDAA: Xalqaddii 20aad ee Taxanayaasha ARDAA

Ku soodhawaada qaybtii 38 ad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxaan ugu warbixinaynaa waaxda Tayodhowrka Puntland ee shaqadeedu tahay hubinta badeecooyinka iyo daawooyinka yimaada Puntland iyo waliba kuwa la dhoofiyo. Waa qaybtii labaad ee warbixinta ARDAA.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: