Dhalinyaro Gaalkcyo Kasamaysay Mashruuc Lagu Farxo & Moraalka Dhalinyaradda (Sawiro)

HomeWararka

Dhalinyaro Gaalkcyo Kasamaysay Mashruuc Lagu Farxo & Moraalka Dhalinyaradda (Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta gobalka Mudug dhalinyaro iyo Wariyaal muwaadiniin ah ayaa isku xil qaamay inay hagaajinta Calaamada cadaynaysa sida ay

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Doorashooyinka 2021 (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Puntland Waa SSC-KHAATUMO, KHAATUMANA waa Puntland

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta gobalka Mudug dhalinyaro iyo Wariyaal muwaadiniin ah ayaa isku xil qaamay inay hagaajinta Calaamada cadaynaysa sida ay wadayaasha Gawaarida u kala leeyihiin waddada,taas oo an markii hore lahayn laamiyadda Magaaladda.

Dhalinyaradan oo isugu jira wilaal iyo Gabdho ayaa Wadooyinka Laamiga ah ee Gaalkcyo kawada Howshan oo aysan jirin cid Maamul iyo Hay’aad oo kataagareysa hagaajinta calaamadahan muhiimka u ah wadayaasha Gadiidka iyo dadkaba,marka laga reebo Rinjiga oo ay bixiyeen shirkado kooban.

Mashruucan hagaajinta Calaamadaha ayaa ah Magaaladdi labaad ee laga bilaabo marka laga reebo Caasimadda Muqdisho oo iyagana dhankooda dhalinyaro is xilqaamay ku mashquulsana hagaajinta wadooyinka Muqdisho.

dal walba wuxuu leeyahay dhalinyaro ,iyado laga doonayo dhalinyaradaas halkay ka tahriibi lahayeen inay wax u qabtaan dalkooda soona saaran bilicda dalka ,taas oo ku horseedaysa hormar balaaran.

Hoos Kadaawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: