Maamulka Gal-Mudug oo Go’aano Kasoo Saaray isbaarooyinka Sharci Daradda ah (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gal-Mudug oo Go’aano Kasoo Saaray isbaarooyinka Sharci Daradda ah (dhegayso)

Maamul Gobaleedka Somaliyeed ee Gal-Mudug ayaa ka hadlay isbarooyinka Sharci daradda ah ee yeela qaybo kamid ah deganadeeda,kuwaas oo ay dhigteen male

Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Doorashadda Puntland 2019 oo Guddi Loo saaray & Xukumadda oo beenisay inay faragalinayso (dhegayso)
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Nin katirsan Kooxda Daacish

Maamul Gobaleedka Somaliyeed ee Gal-Mudug ayaa ka hadlay isbarooyinka Sharci daradda ah ee yeela qaybo kamid ah deganadeeda,kuwaas oo ay dhigteen maleeshiyaad huubaysan.

Shir shalay Golaha Wasiirada Gal-Mudug ku yesheen Cadaado ayaa Waxay kaga hadleen Cabashada dadka Gal-Mudug ay soo jeediyeen oo ku aadan isbarooyinka sharci daradda ah oo kusoo badanaya degaanaday Maamusho Gal-Mudug.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Cabdi Raxmaan Jaamac Afrax ayaa sheegay in Guddi ka kooban lix Wasaaradood loo saaray arrinta Isbaarooyinka, isla markaana ay soo bandhigi doonaan qaabkii loo wajihi lahaa kooxaha isbaarooyinka dhigta.

Hoos kadhageyso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: