HomeUncategorized

Guddoomiyihii maxkamada sare ee gobolka Sool, Saleebaan Dheere, oo caawa lagu dilay Laascaanood; dilka ayaa waxaa gaystay nin soolane ah oo hubaysan.

Laascaanood, July 18 – Waxaa caawa, 7:00-dii fiidnimo ee waqtiga Geeska Afrika, la dilay Cismaan Cismaan Hayaan, ‘Saleebaan Dheere’, guddoomiyihii maxkamada sare ee gobolka Sool. Marxuumka ayaa la sheegay in dhawr xabadood laga dhuftay, ayna ka haleeleen madaxa, uuna isla goobta ku dhintay. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Madaxweyne Xasan oo Sheegay in Shacabka laga Qayb-galinayo Talada Dalka
Madaxwayne Geelle oo markii saddexaad hogaaminaya Jabuuti; warbixin ku saabsan doorashooyinka iyo taariikhda siyaasiga ah ee Jabuuti.
Xarun cusub oo lagu tababari doono Ciidamada Somaaliya oo Muqdisho laga Furay

Laascaanood, July 18 – Waxaa caawa, 7:00-dii fiidnimo ee waqtiga Geeska Afrika, la dilay Cismaan Cismaan Hayaan, ‘Saleebaan Dheere’, guddoomiyihii maxkamada sare ee gobolka Sool. Marxuumka ayaa la sheegay in dhawr xabadood laga dhuftay, ayna ka haleeleen madaxa, uuna isla goobta ku dhintay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: