Nugaal: Bukaano uu soo ritay cudurka Jadeecada oo aan helin adeeg caafimaad (dhegayso)

HomeWararka

Nugaal: Bukaano uu soo ritay cudurka Jadeecada oo aan helin adeeg caafimaad (dhegayso)

Cudurka jadeecada ayaa ka dilaacay tuulada Daarusalaam oo dhanka bari kaga beegan magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal. Guddoomiyaha tuulada Jalam

Ururka NUSOJ oo wariyayaal u qabtay tababar ku aadan xoriyatul qowlka iyo nabadgelyada suxufiyiinta (Sawiro)
Gawaari ku xaniban wadada xiriirisa Ceeldaahir & Ceerigaabo (Daawo)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Cudurka jadeecada ayaa ka dilaacay tuulada Daarusalaam oo dhanka bari kaga beegan magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Guddoomiyaha tuulada Jalam ee gobolka Nugaal Cabdikhayr Gabayre Cali oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay 120- qof inay u jiifaan cudurka jadeecada Daaru-salaam, waxaana uu intaasi ku daray inaanay bukaanada haysan adeeg caafimaad.

Hoos kadhagayso waraysiga

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: