Maamulka Galmudug iyo Xaaladda Barakacayaasha Xeraale (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Galmudug iyo Xaaladda Barakacayaasha Xeraale (dhegayso)

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo maamulada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka wada hadlay xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanka Xeraale. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintan ka soo diray Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b2a61b0301007a35effb1e/Warbixinta+Kulanka+Xeraale+Gobalka+Galgaduud_8+sept+17.mp3

Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo maamulada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka wada hadlay xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanka Xeraale.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintan ka soo diray Caabudwaaq.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: