Siyaasiyiin Garoowe Kaga Dhawaaqay Madasha Samatabixinta Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasiyiin Garoowe Kaga Dhawaaqay Madasha Samatabixinta Puntland (dhegayso)

Waxaa maanta Garowe shir jaraa’id ku qabtay siyaasiyiin iyo aqoonyahano xilal kaladuwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray, kuwaas oo ku dhawaaqay madal logu magacdaray “Madasha Samatabixinta Puntland.” Siyaasiyiinta goobta isugu yimid waxa ay ka hadleen xaalada Puntland ay maanta marayso iyaga oo sheegay in Puntland maanta ay u baahantahay badbaado. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59b1299e05010032fe403ba5/Warbixinta+Madasha+samatabixinta+Puntland+M+lakiman+Garowe+.mp3+sax+.mp3

Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)
Saaka iyo Dunida | Abdinaasir Jeekey | Gaalkacyo
Qardho: Biyo la’aan ayeey ka cabanayaan dadka degaanka

Waxaa maanta Garowe shir jaraa’id ku qabtay siyaasiyiin iyo aqoonyahano xilal kaladuwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray, kuwaas oo ku dhawaaqay madal logu magacdaray “Madasha Samatabixinta Puntland.”

Siyaasiyiinta goobta isugu yimid waxa ay ka hadleen xaalada Puntland ay maanta marayso iyaga oo sheegay in Puntland maanta ay u baahantahay badbaado.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: