Qabanqaabada Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo Socota (dhegayso)

HomeWararka

Qabanqaabada Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo Socota (dhegayso)

Xildhibaan Cabdiraxmaan iidow oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Hiirshabeele oo waraysi siinayeey Radio Daljir  ayaa ka hadlay qaban qaabada ku aadan

James Swan oo khudbad ka hadlysa xaalada Soomaaliya ka jeediyay Golaha Ammaanka (Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
32 Years old Somaliland on deathbed and what an end to an era!

Xildhibaan Cabdiraxmaan iidow oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Hiirshabeele oo waraysi siinayeey Radio Daljir  ayaa ka hadlay qaban qaabada ku aadan doorashada Madaxweynaha Hiirshabeele ,iyado dhawaan 14 Bishii Hore codka kalsoonida kala laabteen Cosoble.

Cabdiraxman iidow ayaa sheegay in 12 Bishan la filayo in ay soo xaadiraan oo khudbado jeediyaan Musharixita u tartamaysa jagada Madaxweynaha Maamulka Hiirshabeele.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: