Nabadoono Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Deegaanka Gunburka Cagaare (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoono Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Deegaanka Gunburka Cagaare (dhegayso)

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaad u dhexaysa beelo ood wadaag ah oo ka soo cusboonaatay deegaanka Gunburka Cagaare hoostaga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59aacae00001007a791595ee/baaqa+Nabadaynta.mp3

Wasiir Cawad oo la kulmay wafdi ka socday hay’ada IOM
Ciidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM oo la wareegay degaano dhawr ah
JIGJIGA OO AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY HANTIDHOWRKII GUUD EE DDS (Warbixin)

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaad u dhexaysa beelo ood wadaag ah oo ka soo cusboonaatay deegaanka Gunburka Cagaare hoostaga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: