Maamul Goboleed Cusub oo Looga Dhawaaqay Soomaaliya (daawo)

HomeWararka

Maamul Goboleed Cusub oo Looga Dhawaaqay Soomaaliya (daawo)

Cumar Aadan “Cumar Baadiyow”  gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan

Jawaabta Amiirka Qadar ee Muranka Khaliijka Carabta (daawo)
Mareykanka oo sheegay in cunoqabateynta saaran Iiraan laga qaadidoono
Qaaliga maxkamadda darajada kowaad ee jariiban oo ka hadlay kiiska kufsiga Caasho (dhegayso)

Cumar Aadan “Cumar Baadiyow”  gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan ay ka tashadeen maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa looga dhawaaqay maamul uu Madaxweyne ka yahay Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay xilka ka qaadeen Xildhibaanada Hirshabeelle.

DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=6unJfSGR7Dk

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: