Qaaliga maxkamadda darajada kowaad ee jariiban oo ka hadlay kiiska kufsiga Caasho (dhegayso)

Qaaliga Maxkamada Darjada koobaad ee degmada JAriiban ee gobolka Mudug Mudane Shiikh Jaamac Maxamuud Shiikh Xassan Kaytoon ayaa ka hadlay diinta islaamku waxay ka qabto iyo qaabka la doonayo in maxkamadu ay u Wajahdo.

Qaaliga Maxkamada ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Raga ku lug leh kufsiga Gabadha yarta in dhamaan lagu xukumayo Dil sida uu sheegay Shiikh Jaamac Qaaliga Maxkamada Darajada koobad ee gobolka Mudug.

Laamaha amaanka ayuu ugu baaqay inay falkaasi sida ugu dhaqsaha badan uga hawlgalaan una soo qabtaan dadkii ka danbeeyey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Qaaliga maxkamadda darajada kowaad ee jariiban oo ka hadlay kiiska kufsiga Caasho (dhegayso)”

  1. Aadan cabdiraxmaan

    0907362062

  2. Lamayaqaan

    Aadan cabdiraxmaan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com