Magaalada Bossaso oo siwayn looga ciiday (dhegayso)

HomeWararka

Magaalada Bossaso oo siwayn looga ciiday (dhegayso)

Ciidda barakaysan ee Ciiddul-adxaa ayaa maanta oo Jimco ah siwayn looga ciiday magaalada Bossaaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland. Sal

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Nabadoon caan ah oo lagu dilay Magaaladda Muqdisho
Boosaaso, Lacagta Ka Imaanaysa Koonfurta oo La Diidey, Meherado Xiran iyo Sarifka oo Hoos u Dhacay (dhegayso)

Ciidda barakaysan ee Ciiddul-adxaa ayaa maanta oo Jimco ah siwayn looga ciiday magaalada Bossaaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland.

Salaadda oo lagu dukaday masaajidda iyo garoonka kubadda cagta ee Bossaso ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobolka Bari, degmada iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Salaadda kadib ayaa masuuliyiinta waxaa ay ka hadleen dhibaatada ka taagan shilin Soomaaliga, iyagoona digniin adag u diray sariflayaasha  Bossaaso oo ah inay ku ganacsan karin meel ka baxsan suuqa sarifka Daarul Salaam, waxaana ay sheegeen inaan la ogolaan doonin ganacsatada inay sicir kale duwan ku sarifaan.

Hoos kadhagayso warbixin uu ka diyaariyay Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: